Ergeyga Madaxweynaha oo wadahadal muhiim ah la yeeshay Ms. Gwen Hines (Sawirro)

Ergeyga madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha  ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la yeeshay madaxa ugu sarreeya hay’adda Save the Children ee Ingriiska Ms Gwen Hines Ms Gwen ayaa warbixin dhammeystiran Ergeyga ka siisay howlaha ay hay’addeeda u qorsheysay wax ka qabadka gurmadka abaaraha iyo guud ahaan hawlaha ay dalka … Continue reading Ergeyga Madaxweynaha oo wadahadal muhiim ah la yeeshay Ms. Gwen Hines (Sawirro)